Dhimashadu Waa 6 Ruux Dhaawucuna Waa 18 Dagaal Kadhacay G Sanaag

HomeWararka

Dhimashadu Waa 6 Ruux Dhaawucuna Waa 18 Dagaal Kadhacay G Sanaag

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay degmada Ceel-afweyne ee gobolka Sanaag,

Qasaare ka dhashay goob ay ka socotay xaflad Aroos ee magaalada Muqdisho (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shir Looga Hadlayay Amniga Dalka
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay degmada Ceel-afweyne ee gobolka Sanaag, sida ay sheegeen masuuliyiinta gobolka Sanaag.

Dagaalkan oo dib uga soo cusboonaada degmada Ceel-afweyne ee gboolkaasi ayaa bilowday gelinkii dambe ee shalay wuxuuna soo gaaray ilaa xalay, iyada oo dhinacyada dagaalamayay ay isku adeegsanayeen Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in dagaalkaasi ay ku dhinteen 6 ruux halka 18 kalena way ku dhaawacmeen Dagaalka ka dhacay, dadka dhaawacmay ayaa waxaa loo qaaday isbitaalada ku yaalla gobolka Sanaag, si halkaasi loogu dabiibo.

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: