Dhimashadu Waa 3 iyo Dhaawaca 4 Kale Shil Gaari oo Ka Dhacay Guudcad (Sawirro+cod)

HomeWararka

Dhimashadu Waa 3 iyo Dhaawaca 4 Kale Shil Gaari oo Ka Dhacay Guudcad (Sawirro+cod)

Inta la xaqiijiyey 3 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey shil gaari oo saaka kadhacay Tuulada Guud-

Caawa iyo Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan (dhegayso)
Shil khasaare geeystay oo ka dhacay degmadda Cagaaran ee gobalka Mudug (dhegayso)
Madaxweynaha Jubbaland oo Fariin u diray shacabka Somaliyeed

Inta la xaqiijiyey 3 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey shil gaari oo saaka kadhacay Tuulada Guud-cad oo kutaal inta u dhexaysa Boosaaso iyo Qardho.

Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada nabad gelyada wadooyinka gobolada Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan oo waraysi siiyey Daljir ayaa waxa uu ka hadlayaa khasaaraha ka shay shilkaasi iyo sida uu u dhacay.

DHEGAYSI+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 8
DISQUS: