Dhimashadu Waa 3 iyo Dhaawaca 4 Kale Shil Gaari oo Ka Dhacay Guudcad (Sawirro+cod)

HomeWararka

Dhimashadu Waa 3 iyo Dhaawaca 4 Kale Shil Gaari oo Ka Dhacay Guudcad (Sawirro+cod)

Inta la xaqiijiyey 3 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey shil gaari oo saaka kadhacay Tuulada Guud-

Imran Khan oo guul lama filaan ah ka gaaray siyaasadda Pakistan
Maamulka degmadda Laasqorey ee gobalka Sanaag oo ka hadlay doonyo jariif ka wadda xeebaha gobalkaas (dhegayso)
Xulashada Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan ,Daljir Garowe (dhegayso)

Inta la xaqiijiyey 3 ruux oo rakaab ah ayaa ku dhimatay afar kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaarey shil gaari oo saaka kadhacay Tuulada Guud-cad oo kutaal inta u dhexaysa Boosaaso iyo Qardho.

Taliyaha guud ee ciidanka ilaalada nabad gelyada wadooyinka gobolada Karkaar, Bari, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan oo waraysi siiyey Daljir ayaa waxa uu ka hadlayaa khasaaraha ka shay shilkaasi iyo sida uu u dhacay.

DHEGAYSI+SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 8
DISQUS: