Dhibane Imaan Cabdiraxmaan oo Jabuuti ku geeriyootay

HomeWararka

Dhibane Imaan Cabdiraxmaan oo Jabuuti ku geeriyootay

Imaan C/raxamaan oo ah Gabar dhiiga iyo Dhuuxa uu uga dhacay Kansar oo shalay laga qaaday magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa saaka ku gee

Clan militias clash, leaving several dead in Mudug
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Golaha Wasiirada Puntland oo ku shiray magaalada Badhan ee xarunta maamulka Sanaag

Imaan C/raxamaan oo ah Gabar dhiiga iyo Dhuuxa uu uga dhacay Kansar oo shalay laga qaaday magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Jabuuti kadib markii la shegay inay diyaaradii qaaday ku dajisay halkaasi.

Imaan ayaa la sheegay diyaaradda inay hayn wayday xalaadeeda Caafimaad oo sii cuslaatay awgeed kadibna lagu dajiyey isbital ku yaal magaalada Jabuuti waxaana kadib koomo ay gashay la sheegay inaysan ka soo noqon sida ay noo xaqiijiyeen Eheledda Imaan C/raxmaan Maxamed.

Muudo ku dhow Bil ayaa iimaan lagu dabiibayey Isbitalka GMC ee magaalada Gaalkacyo iyadoo labadii Bariba lagu shubi jiray Dhiig cusub kadib Kansarka oo dhiigaasi ka cabaya awgiis.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: