Ganacsatada Magaaladda Cabudwaaq oo ka Cabanaya WFP (dhegayso)

Ganacsatada Magaaladda Cabudwaaq oo ka Cabanaya WFP (dhegayso)

Kulan ay maantay iskugu yimaadeen Qaar kamid ah Ganacsatada iyo
qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada Caabudwaaq ayay ku eedeeyeen
Hay’adda WFP in aysan si saxan ubixin Barnamaij u soobaxay degmada
Caabudwaaq oo ahaa makiinadaha loo adeegsado Kaararka Dukaamaysiga ee
ay Hay’adda WFP bixiso

Waxaana ay ku eedeeyeen masuuliyiintii Hay’addu ugu soo wakiilatay in
ay tartan u sameeyaan Goobaha ganacsiga in ay Musuq maasuqeen oo ay
dad gaar ah ka gateen makiinadaha sida ay hadalka udhigeen.

qaar kamid ah Ganacsatada iyo qaybaha kale ee Bulshada oo
kahadlaya Cabashadooda.

Dhanka kale waxaa naga xasuusin ah in aan xiriir la sameenay
Masuuliyiita Hay’adda WFB ee eedeentaan loojeediyay balse way ka
jawaabi waayeen wicitaanka aan la sameenay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com