HomeUncategorized

DHEGEYSO-Xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo u geeriyoodey dhaawac soo gaarey.

Nairobi, Mar 19 2017-War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya inuu geeriyoodey AUN xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah barlamaanka Puntland.

M/weyne Faroole oo ka hadlay heshiis ka kooban 11 qodod oo la dhex dhigay ardaayada Ufayn. [Dhegaysi …]
Holland oo sheegtay in ay ciidamo lugta ah u soo dirayso barriga Soomaaliya.
Baahin: Isniin, Sept 19, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka gaashaandhiga ee Uganda oo booqday fariisimada ciidanka AMISOM ee Muqdisho; Dhakhaatiir & macallimiin ka socda dalka Turkiga oo ku soo wajahan Puntland; Taliyaha ciidanka bilayska ee Puntland oo ka qayb galay shir looga hadlay arrimaha burcad badeeda oo ka dhacay Seychelles.

Nairobi, Mar 19 2017-War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya inuu geeriyoodey AUN xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo kamid ah barlamaanka Puntland.

AUN xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo ayaa u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax gaarigiisa loogu xiray 8dii  bishaan March isagoo kusugnaa magaalada Galkacyo.

Gudoomiyihii hore ee barlamaanka ahna wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa ka tacsiyeeyey geerida xildhibaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: