HomeUncategorized

Baahin: Isniin, Sept 19, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka gaashaandhiga ee Uganda oo booqday fariisimada ciidanka AMISOM ee Muqdisho; Dhakhaatiir & macallimiin ka socda dalka Turkiga oo ku soo wajahan Puntland; Taliyaha ciidanka bilayska ee Puntland oo ka qayb galay shir looga hadlay arrimaha burcad badeeda oo ka dhacay Seychelles.

Caption ...

Dhisme wadooyin cusub oo laga hirgaliyey caasimada Puntland, Garowe. [Dhegaysi …]
Baahin: Axad, Apr 15, C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Shirweynaha afti u qaadida dastuurka Puntland oo ka furmay Garowe; Khudbadihii laga jeediyey furitaanka shirweynaha; Ergada shirweynaha dastuurka Puntland oo isla meel dhigay 1/6 ee dastuurka Puntland; 5 qof oo uu ka mid yahay taliyaha ciidanka ilaalada ee R/wasaare Gaas oo loo xiray qarixii tiyaatarka Muqdisho.
Qarax ka dhacay Deked ku taala Shiinaha oo Dilay 50 Qof

http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: