DHEGEYSO-Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland oo ka warbixiyey waxqabadka wasaaradda.

Garoowe, Feb 22 2017-Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta ee Puntland Crashiid Maxamed Xirsi ayaa shir saxaafadeed oo uu dhawaan ku qabtay xafiiskiisa magaalada Garowe waxa uu kaga hadlay adeegga ballaaran ee wasaaraddu ay u qabato bulshada.
 
Hadaba halkan ka dhegayso hadalka wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com