Munaasabadda caleemasaarka Farmaajo oo Muqdisho ka socota iyo magacyada madaxweynayaashii hore.

Muqdisho, Feb 22 2017-Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa waxaa hadda ka socota munaasabadda caleemasaarka madaxweynaha cusube ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Caleemasaarka Farmaajo waxaa ka qaybgelaya mas’uuliyiin ay kamid yihiin madaxweynayaasha Kenya iyo Jabuuti, ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Midowga Africa, IGAD, Qaramada midoobey, EU, Jaamacadda Carabta, safiiro caalami ah iyo umad Soomaaliyeed.

AKHRISO MADAXWEYNAYAASHII SOO MARAY SOOMAALIYA

1 Aadan Cabdulle Cismaan
2 Cabdirahsiid cali sharmaarke
3 Mohamed Siyaad Barre

4-Cali Mahdi
5 Cabdulqaasim salaad Xasan 
6. Cabdullaahi Yusuf Axmed
7. Shariif shiikh Ahmed
8. Xasan Shiikh Maxamud
9. Mohamed Cabdullahi Mohamed(farmaajo)

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com