HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiirka arrimahan gudaha oo Galgaduud beelo kuheshiisiinaya.

Cadaado, Aug 17 2016--Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo ku howlan xalinta Xiisado udhaxeeya Maleeshiyaad caraysan oo dhawaan isbaaro dhigtay Koontoroolka Deegaanka Godinlabe oo ku dhaw Magaalada Cadaado.

DHEGEYSO-Diyaarado duqaymo ka fuliyey qaybo kamid ah Jubbooyinka.
Baahin: Khamiis, Sept 08, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Puntland oo soo bandhigtay labaataneeyo nin oo ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay hawlgalladii Galkacyo; Nin hore uga tirsanaa Al-shabaab, shegayna in uu ka baxay, oo isu dhiibay bilayska Puntland; Warbixin ku saabsan waanwaanta nabadeed ee ay Issimada Puntland ka wadaan Galkacyo.
R/wasaare Gaas oo beeniyey in waftiga dawlada Somaliya ay ka baxeen khudbadii M/weyne Ahmedinejad.

Cadaado, Aug 17 2016–Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo ku howlan xalinta Xiisado udhaxeeya Maleeshiyaad caraysan oo dhawaan isbaaro dhigtay Koontoroolka Deegaanka Godinlabe oo ku dhaw Magaalada Cadaado.  

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda Somalia Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shalay soo gaaray Magaalada Cadaado waxaana uu kulamo la qaatay Waxgaradka Deegaanka Godin labe si loosoo afjaro Xiisada ka jirta Deegaankaasi.  

Hadaba Dhacdooyinkaasi waxaa Radio Daljir uga waramay Taliyaha Saldhiga Degmada Cadaado ee Maamulka Galmudug Cali caga wayne, waxaana uu uwaramay Cumar Laki Man oo ku sugan Studiyaha Daljir ee Caabudwaaq.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: