Howlgalo ciidamo lagu qaqabtay oo laga sameeyey magaalada Garoowe.

Garoowe, Aug 17 2016–Ciidanka nabadgelyada ee gobolka Nugaal gaar ahaan kuwa magaalada Garoowe ayaa saaka magaalada ka bilaabay howlgalo ammaanka lagu xaqiijinayo, kuwaasi oo lagu qabtay askar lasheegay inay hub magaalada ladhexmarayeen iyagoo aan shaqo hayn.

Taliyaha saldhiga dhexe ee Garowe Cadceed Nuur Cali, oo warbaahintu ay soo xigatey ayaa waxa uu sheegay inay wadaan howlgalo kadhan ah wax kasta oo ammaanka wax u dhimaya.

Saraakiisha ciiidanka am,amanka dowladda Puntland ayaa marar badan sheegtay in laamaha ammaanku aysan raali ka noqon doonin in ciidamo aan shaqo wadin ay magaalooyinka hub kudhexqaataan.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com