HomeUncategorized

DHEGEYSO-Wasiir Diini oo eedayn u jeediyey madaxda maamulka Galmudug

Muqdisho, Oct 10 2016--Wasiirka wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen xalinta dagaal beeleedyada ka taagan qeybo ka mid ah gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Ciidanka ammaanka Boosaaso oo qabtay labo nin oo isku dayey afduub diyaarad ka kacday garoonka Boosaaso.
DHEGEYSO-Doorasho kadhacda magaalada Muqdisho oo walaac laga Muujiyey.
Senator Bilow Keerow oo xoriyaddiisa dib u Helay

Muqdisho, Oct 10 2016–Wasiirka wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa maamulka Galmudug ku eedeeyay in ay ka gaabiyeen xalinta dagaal beeleedyada ka taagan qeybo ka mid ah gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini wasiirka Wasaarada Gaashaan dhiga dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Galmudug ay ku guul dareysatay xalinta dagaal beeleedyada ka dhaca gobolada Galgaduud iyo Mudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: