DHEGEYSO-Doorasho kadhacda magaalada Muqdisho oo walaac laga Muujiyey.

Muqdisho, July 25 2016–Qaar kamid ah siyaasiyiinta magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya ayaa walaac culus ka muujiyey doorasho kadhacda magaaladaasi, xilli loobalan sanyahay bilaha soo aadan doorashada madaxtinimada dalka.

Cumar Lakin Man ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0