HomeUncategorized

Dhegeyso: Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta xustay todobaadka Naas-nuujinta

Arbaco, Ogoosto 26, 2015 (Daljir) —Munaasibad lagu xusayey tobodaaadka Naas-nuujinta dhallaaanka ayaa maanta ka dhacday xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Garoowe,

Buraale Yusuf, oo u hadlay ururka JNM ee sheegtay qaraxyadii ka dhacay Laascaanood oo aan waraysanay.
Afhayeenka baarlamaanka Puntland oo ka xog warramay wax qabadka golaha & doodaha mudanayaasha baarlamaanka ee kalfadhigan.
Madaxweynaha Puntland oo xilka ka qaaday agaasimihii la dagaalanka Burcad badeedda.
Arbaco, Ogoosto 26, 2015 (Daljir) —Munaasibad lagu xusayey tobodaaadka Naas-nuujinta dhallaaanka Aduunka ee loo astayey 26-ka Augusto ayaa maanta ka dhacday xarunta wasaaradda Caafimaadka Puntland ee Garoowe, waxaana ka qayb-galay wasiirku xigeenka wasaaradda Caafimaadka Puntland, hooyooyin, masuuliyiin ka socotay Ha\’yadaha Qaramada Midoobay iyo marti kale.
 
Xuska maalintan ayaa lagusoo bandhigay caqabadaha ka jira Naas-nuujinta dhallaanka iyo sida la doonayo in ubadka loo xanaaneeyo xiliga ay Naas-ka nuugayaan, wasaaradda caafimaadka Puntland ayaa sharaxaad ka bixisay doorka wasaaradda ee ku aadan ilaalinta caafimaadka caruurta xiliga ay dhashaan iyo wakhtiyada ay Naaska nuugayaan, Ha\’yadaha taageera horumarinta iyo u qareemida dhallaanka iyo hooyada ayaa dhankooda ka sheekeyey qorshayaasha uga degsan horumarinta hooyada iyo dhallaanka-Wariyeheenna Maxamed Cabdulqaadir ayaa Wabrixintan inooga diyaarshay munaasibada xuska Naas-nuujinta.
 
 Dhegeyso:

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: