DHEGEYSO-Warbixin cida ka hadlaysa xaaladaha ammaan ee Muqdisho oo laysku haysto.

Muqdisho, July 28 2016--Waxaa si weyn u soo ifbaxay khilaaf iyo is-qabqabsi ka dhex jira wasaaradda amniga iyo maamulka gobalka Banaadir oo ku aadan cidda ka hadli karta ammaanka Muqdisho.

Wasaaradda ammaanka ayaa shaley sheegtay in warbaahinta ay soo xiggan karaan marka ay wax dhacaan wasaaradda oo aysan jirin cid arrintaas ka hadli karta xittaa maamulka gobalka Banaadir oo dhawaan ammaanka Muqdisho lagu wareejiyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com