DHEGEYSO-Kulan lagu taageerayey xulka Puntland oo kadhacay Caabudwaaq.

Caabudwaaw-July 28 2016–Magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad ballaaran oo lagu taageerayey guushii xulka qaranka Puntland ka gaareen ciyaarihii maamul goboleedyada dalka ee kusoo xirmay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qaybgalay qaybaha kala duwan ee bulshada Caabud-waaq, maamulka degmada iyo xubno kale oo marti sharaf ah waxaana dhammaan dadkii ka qaybgalay u hambalyeeyeen horyaalka maamul goboleedyada Soomaaliya ee Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com