DHEGEYSO-Tallaalka cudurka Sambabka ariga Puntland oo la daahfuray.

(July 11 2016)-Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maanta magaalada Garoowe ka daahfuray mashruuca tallaalka cudurka Sambabka ee xoolaha Puntland.

Cabdixakiin Xuseen Xasan oo katirsan howlwadeenada Daljir Garoowe ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com