DHEGEYSO-Faahfaahinta weerarkii Alshabaab ku qaadeen deegaanka Laanta-buuro.

(July 11 2016)-Ururka Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa weerar khasaaro badan dhaliyay ku qaaday deegaanka Laanta-Buuro oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. 

Weerarkaani oo mudo saacado ah socdey ayaa waxaa lagu soo qaaday saldhig ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeelaha Hoose.  

Zubayr Shiikh Cabdi Maxameud ayaa ka waraystay Maxamed Shiine af ahyeenki hore ee Shabeellaha hoose oo hda kusugan goobtu uu dagaalka ka dhacay

(July 11 2016)-Ururka Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa weerar khasaaro badan dhaliyay ku qaaday deegaanka Laanta-Buuro oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. 

Weerarkaani oo mudo saacado ah socdey ayaa waxaa lagu soo qaaday saldhig ciidanka dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Laanta-buuro ee gobolka Shabeelaha Hoose.  


Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *