DHEGEYSO-Soomaaliland oo laga sugayo soo xulista xubnaha aqalka sare.

Muqdisho, Oct 10 2016–Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaran ee Soomaaliya Abuukaate Cumar Dhagey ayaa ka hadlay soo gudbinta Musharaxiinta liiska Aqalka Sare, isagoo sheegay inay sidoo kale ka war dhowrayaan Somaliland.

Abuukaate Cumar Dhegeye ayaa waxa uu sheegay in maamul goboleedka Somaliland uusan weli soo gudbin liiska Musharaxiinta Aqalka Sare, balse ay soo gudbin doonaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com