DHEGEYSO-Xaaladda ammaan ee magaalada Galkacyo oo degan.

Galkacyo, Oct 10 2016–Xaaladda magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka degan kadib xiisado colaadeed oo magaalada ka taagnaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Qaar kamid ah nabadoonada iyo waxgaradka maamulada Puntland iyo Galmudug ee gobolka Mudug ayaa shir ay shalay magaalada kuyeesheen kaga dhawaaqay xabad joojin iyo wadahadal nabadeed.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com