HomeUncategorized

DHEGEYSO-Shir looga hadlayo arrimaha xagjirnimada oo ka furmaya Suudaan.

Khartum, Sep 05 2016-Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirweyne looga hadlayo arrimaha xagjirnimada iyadoona ay halkaasi gaareen mas'uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Shirkadaha xawilaadda lacagaha ee Jowhar oo maalintii labaad xiran
Qodobadii ka soo baxay shirkii wada-tashiga Muqdisho oo La Faah-faahiyay
Wasiirka warfaafinta Puntland oo kormeeray idaacadaha ku yaalla Galkacyo , kadibna shir jaraa?id ku qabtay Daljir.

Khartum, Sep 05 2016-Magaalada Khartuum ee xarunta dalka Suudaan ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka furmo shirweyne looga hadlayo arrimaha xagjirnimada iyadoona ay halkaasi gaareen mas’uuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya.

Xildhibaan Mustaf Cali Dhuxulow oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Dowladda ka tirsan ee Dalkaasi gaaray ayaa sheegay in shirkan ujeedkiisa ugu weyn uu yahay sidii loola dagaalami lahaa xagjiriinta ama loo wacyi gelin lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: