DHEGEYSO-Qaramada Midoobey oo kahadashay xeerka xisbiyada Soomaaliya.

Muqdisho, Sep 05 2016–Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee arimaha Soomaaliya Danjire Michael Keating, ayaa ka hadlay Sharciga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu shalay ku saxiixay Magaalada Muqdisho.

Sharciga uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud saxiixay ayaa ahaa Sharciga Axsaabta Siyaasadeed ee Dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com