DHEGEYSO-Shacabka Qardho oo aragtiyo kala duwan kadhiibtey xukun shalay kadhacay Gal-dogob.

Qardho, Jan 30 2017-Shacabka kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo lahadlayey Daljir ayaa aragtiyo kala duwan kadhiibtey xukunkii shalay lagu ridey dhalinyaro ku kufsatay degmada Gal-dogob.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com