DHEGEYSO-Qandala oo booyadda biyaha ah lakala siisanayo 300 oo dollar.

Qandala, Mar 06 2017-Gudoomiyaha degmada Qandala Jaamac Maxamed Khuurshe, oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda nololeed iyo midda ammaan ee degmadaasi.
 
Jaamac Maxamed Khuurshe, waxa uu sheegay in abaarta kajirta degmadaasi iyo deegaamada hoosyimaada ay sababtay in booyadda biyaha ah lagu kala iibsado 300 oo dollarka Maraykanka ah.
 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com