DHEGEYSO-Puntland,*Go’aanka lagu joojiyey soo dejinta qaadka nama quseeyo*.

Garoowe, Sep 05 2016–Dowladda Puntland ayaa shaaca ka qaaday inuusan qusayn go’aankii xukuumadda Soomaaliya ay ku hakisay diyaaradihii qaadka keeni jirey dalka Soomaaliya. 

Afhayeenka xukuumadda Puntland Cabdulaahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel), oo waraysi gaar ah caawa siiyey Radio Daljir ayaa sheegay in Puntland arrintaasi aysan u oolin ayna xor u tahay ganacsigeeda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com