DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo awaamiir kusoo rogey Kismaayo.

Kismaayo, Sep 17 2016–Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku dhawaaqay in aroosyada magaalada Kismaayo aysan gelbin karin wax ka badan hal gaari.

Dhanka kalena madaxweynaha Jubbaland ayaa waxa uu kahadlay arrimo la xiriira ammaanka guud ee Jubbaland iyo arrimaha deegaanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com