HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka gobolka Mudug oo kahadlay dagaalkii galabta kadhacay Galkacyo.

Galkacyo, Novb 02 2016--Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dagaalkii galabta gabal gaabkii kadhacay magaalada Galkacyo.

Ra?iisul Wasaaraha Soomaaliya oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Cumar oo la hadlay Ardeyda Jaamacadda Bariga Afrika ee Garowe.
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay qaraxyo kadhacay Muqdisho.

Galkacyo, Novb 02 2016–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dagaalkii galabta gabal gaabkii kadhacay magaalada Galkacyo.

Xasan Maxamed Khaliif, ayaa sheegay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidanka Puntland kulahaayeen duleedka galbeed ee magaalada Galkacyo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Puntland hal askari uu dagaalka kaga dhaawacmay sidoo kalena ay khasaare gaarsiiyeen dhanka Galmudug sida uu hadalka u dhigay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: