DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray colaada Galkacyo.

Galakcyo, Oct 25 2016–Maamulka Galmudug ayaa kahadlay dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland. 
 
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambeyso Puntland, sida uu hadalka u dhigay.
 
DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH
 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com