HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka Galmudug oo war kasoo saaray colaada Galkacyo.

Galakcyo, Oct 25 2016--Maamulka Galmudug ayaa kahadlay dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland.

Baahin: Arabaca, Feb 08, Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Ciidamada deegaanka Buuhoodle oo soo bandhigay gaadiid dagaal & maxaabiis ay ka qabsadeen Somaliland; M/weyne Axmed Karaash oo sheegay in dagaalku uu socon doono; M/weyne Faroole oo cambaareeyey weerarada Somaliland ee gobolka Cayn, dhaliilayna hogaanka maamulka Khaatumo; Is-horimaad khasaare gaystay oo ka dhacay xaafada Horumar ee magaalada Galkacyo.
Kalluumaysatada xeebaha gobolka Bari oo kacanaya dhibaatooyinka maraakiibta jariifk (Sawiro)
DHAGEYSO: Sanduuqa Madow ee Keydiya Xogaha Diyaaradaha dhaca oo laga helay Xeebaha G Mudug
Galakcyo, Oct 25 2016–Maamulka Galmudug ayaa kahadlay dagaalada Muddooyinka ragaadiyey Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Galmudug iyo Puntland. 
 
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ayaa sheegay in Dagaalka Gaalkacyo uu yahay mid ay ka dambeyso Puntland, sida uu hadalka u dhigay.
 
DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH
 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: