HomeUncategorized

DHEGEYSO-Kalfadhigii barlamaanka Puntland oo baaqday iyo xildhibaano kahadlay.

Garoowe, Oct 25 2016--Waxaa maanta dibudhac kuyimid kalfadhigii 38aad ee barlamaanka dowladda Puntland, kaasi oo looga hadli lahaa xaaladda guud ee dalka iyo qodobo kale oo barlamaanka horyaal.

SRSG-ga oo cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha Soomaaliya.
DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo wariye Abdinaasir
?Cali Bartuuro, oo ka mid ahaa halgamayaashii gobanimadoonka Somaliya, kama mid ahaa bud-dhigayaashii SYL, oo geeriyooday.

Garoowe, Oct 25 2016–Waxaa maanta dibudhac kuyimid kalfadhigii 38aad ee barlamaanka dowladda Puntland, kaasi oo looga hadli lahaa xaaladda guud ee dalka iyo qodobo kale oo barlamaanka horyaal.

Shirka oo lagu wadey inuu daahfuro madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali oo Boosaaso ku sugan ayaa waxaa qaar kamid ah xildhibaanada barlamaanku codsadeen inaan lala sugin imaanshaha madaxweynaha.

DALJIR WARAR SUGAN IYO WACAAL DARAY AH

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: