HomeUncategorized

?Cali Bartuuro, oo ka mid ahaa halgamayaashii gobanimadoonka Somaliya, kama mid ahaa bud-dhigayaashii SYL, oo geeriyooday.

Bossaso, Dec 10 – Maalinta xuquuqul insaanka ee 10-da December oo laga xusay Somaliya …– Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo dhaliilay dawlada …– Afhayeen Sh. Adam Madoobe oo shir jaraa’id kaga hadlay qarixii huteel Shaamo ee 03-dii December … http://daljir.com/

COD-Xildhibaan Cabdi Barre oo eed kulul u jeediyey xubno katirsan xukuumadda Puntland.
PUNSAA oo baaq ka soo saartay hanaanka doorashooyinka Puntland ee dhowaan dhacaya (Dhegeyso)
Baahin: Salaasa, Jul 19, Weriye Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. “Marnaba macquul ma aha …Garowe ayaa shir lagu qabanayaa;” Xil. Seeko; “Meeshii ummad Somali ahi deggan tahay, nabadeeduna sugan yahay waa lagu qaban karaa, Garowe waa ku habban tahay;” Xil. X. Cabdi Maxamed; Khaliif Ciise Mudan oo ku ballan-qaaday in uu la iman doono qorshe siyaasadeed amni oo lagu sugayo amniga Puntland; Tiro (15) dad danyar ah oo u dhintay macaluul & nafaqo darro gobolka Sh. Dhexe; Taliska ciidanka bilayska ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay u soo galeen ciidamo ka soo goostay Al-shabaab.

Bossaso, Dec 10 – Maalinta xuquuqul insaanka ee 10-da December oo laga xusay Somaliya …
– Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo dhaliilay dawlada …
– Afhayeen Sh. Adam Madoobe oo shir jaraa’id kaga hadlay qarixii huteel Shaamo ee 03-dii December … http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: