DHEGEYSO-Jubbaland oo sheegtay in Alshabab 400 oo neef dishey.

Kismaayo, Dec 18 2016-Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in Al-Shabab ay ka xaysteen dad xoolo dhaqato ah ku dhawaad 2000 oo neef oo geela 

Afhayeenka Laamaha amniga Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Maxamuud Axmed Carab ayaa Radio Daljir u sheegay in 400 neef ay dileen Al-Shabaab islamarkaana uu Maamulka Jubbaland ay dib uga sooceshen AL-Shabaabka 700 neef halka inta hartayna ayku daba joogaan 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com