DHEGEYSO-Gudoomiye Dhedo oo farriin u diray golaha deegaanka Boosaaso.

Boosaaso, Dec 18 2016-Gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhedo ayaa digniin u diray xubnaha golaha deegaanka ee degmada Boosaaso oo uu sheegay inaysan ka qaybqaadan ammaanka magaalada Boosaaso.

Mudane Dhedo ayaa sheegay in hadda laga bilaabo xubnaha golaha deegaanku shan shan ula shaqaynayaan laamaha ammaanka, islamarkaana ay waajib tahay inay ku lammaanaadaan ciidanka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com