HomeUncategorized

DHEGEYSO-Isbahaysiga NATO iyo Puntland oo kawada hadlay ammaanka badda.

Boosaaso, Nov 20 2016-Saraakiil sarsare oo kasocda ciidamada caalamiga ah ee kusugan xeebaah Soomaaliya, gaar ahaan kuwa isbahaysiga NATO ayaa kulan kula qaatay dekedda Boosaaso mas’uuliyiin kasocda dowladda Puntland.

Faahfaahin khasaaraha kadhashay qarixii Hotel SYL iyo Alshabab oo sheegatay.
Baarlamaaka Soomaaliya oo qodobo kusaabsan dhaqaalaha Dalka ansixiyey.
(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir

Boosaaso, Nov 20 2016-Saraakiil sarsare oo kasocda ciidamada caalamiga ah ee kusugan xeebaah Soomaaliya, gaar ahaan kuwa isbahaysiga NATO ayaa kulan kula qaatay dekedda Boosaaso mas’uuliyiin kasocda dowladda Puntland.

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda dowladda Puntland Siciid Maxamed Raage, oo waftiga mas’uuliyiintii lakulmay kamid ahaa ayaa sheegay inay kawada hadleen sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen ammaanka badda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: