DHEGEYSO-Beelo ku dagaalamay Caabud-waaq oo heshiis hordhac ah gaarey.

Caabud-waaq, Nov 20 16-Degmada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasocda kulamo ballaaran oo lagu dhexdhexaadinayo beelo ood-wadaag ah oo halkaasi dirir dhowaan kudhexmartay.

Shirarka oo weli socda ayaa wajigii kowaad laga soo saaray heshiis dhowr qodob ka kooban oo gundhiggiisu ahaa sidii xabad joojin looga abuuri lahaa beelaha dhexdooda, warbixin Ayaanle Cabdullaahi Jaamac.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com