DHEGEYSO-Howlgallo lagu beegsanayo dadka ajaaniibta ah oo kasocda Zambia.

Wadanka Zambia oo kamid ah dalalka Africanka ah ee ay ganacsiga kuleeyihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa waxaa kasocda howlgalo ballaaran oo ammaanka lagu xaqiijinayo.

Howlgalladaani oo ciidanka ammaanku si gaar ah ugu bartilmaameed sanayaan dadka ayaaniibta ah ayaa saamaynta ay kuyeelatay Soomaalida kunool halkaasi Daljir uga waramay Shariif Cabdi Angar.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com