HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Laascaanood, Nov 27 2016--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

Meydka 2 nin oo shacab ah oo laga helay duleedka Bari ee magaalada Galkacyo.
Issimadii dhex-dhexaadinta xurgufihii Galkacyo oo soo saaray qoraal-heshiiseed ka kooban 10 qodob.
Xiisad colaadeed oo ka taagan Kismayo & Xisbul Islam iyo Al-shabaab oo guulo sheegtay.

Laascaanood, Nov 27 2016–Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool  kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: