DHEGEYSO-Hogaamiye Cali Khaliif oo kahadlay wadahadalka uu labilaabay Soomaaliland.

Buuhoodle, Aug 08 2016–Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr ayaa markii u horeysey ka hadlay wada hadal uu dhowaan lafuray maamulka Soomaaliland, kaasi oo ay kasoo horjeesteen xubno katirsan maamulkiisu.  

Pro Cali Khaliif Gallaydh ayaa waxaa go’aankiisa qaadacay xubno katirsan maamulkiisa iyaodona hadda magaalada Buuhoodle ay kasocdaan dhaqdhaqaaqyo ladoonayo in magaalada looga celiyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com