HomeUncategorized

DHEGEYSO-Hogaamiye Cali Khaliif oo kahadlay wadahadalka uu labilaabay Soomaaliland.

Buuhoodle, Aug 08 2016--Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr ayaa markii u horeysey ka hadlay wada hadal uu dhowaan lafuray maamulka Soomaaliland, kaasi oo ay kasoo horjeesteen xubno katirsan maamulkiisu.

Kulan nabadeed iyo arimo kale khuseeya oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Haweenka PL xarunteeda Mudug (Sawir)
(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir
Madaxweyne Gaas oo u hambalyeeyey xulka kubadda cagta Puntland.

Buuhoodle, Aug 08 2016–Madaxweynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galayr ayaa markii u horeysey ka hadlay wada hadal uu dhowaan lafuray maamulka Soomaaliland, kaasi oo ay kasoo horjeesteen xubno katirsan maamulkiisu.  

Pro Cali Khaliif Gallaydh ayaa waxaa go’aankiisa qaadacay xubno katirsan maamulkiisa iyaodona hadda magaalada Buuhoodle ay kasocdaan dhaqdhaqaaqyo ladoonayo in magaalada looga celiyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: