DHEGEYSO-Hay’ada Maaraynta masiibooyinka ee HADMA oo kahadashay xaddiga abaarta.

Garoowe, Nov 14 2016–Agaasimaha guud ee Hay’ada kahortagga masiibooyinka dowladda Puntland ee HADMA Mudane Cabdullaahi Xaashi Cayrow oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey heerka ay gaarsiisan tahay abaarta kajirta deegaamada Puntland iyo saamaynta ay ilaa hadda geysatey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com