DEG DEG-Dowladda Puntland oo gaashaanka u daruurtay war kasoo baxay Jawaari.

Galkacyo, Nov 14 2016-Dawladda Puntland iyadoo tixraacaysa go’aamadii Madasha Qaran ee 22-25, Jun, 2016iyo kuwii ka horeeyay ee lagu qaybiyay xubnaha aqalka sare ee Gobolada Waqooyiga.

Iyadoo Madashu Qaran horay uga gaartay heshiis habraaca loo qaybinayo xubnahaas, ayay Dawladda Puntland waxay ku tilmaamaysaa wax aan waxba ka jirin qoraalka uu soo saaray Guddoomiyihii hore Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya oo hadda ah Xildhibaan aan wali la dhaarin Mudane Maxamed Cismaan Jawaari.

1-warmurtiyeed 2-warmurtiyeed

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com