DHEGEYSO-Haweenka Soomaaliyeed oo kusoo badanaya masraxa arrimaha bulshada.

Boosaaso, July 20 2016–Mudooyinkii ugu dambeeyey waxaa geyiga Soomaalida kusoo badanayey kaalimaha haweenka ee siyaasadda waxbarashada dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, waxaana arrinkaasi dhowaan suugaan ka tiriyey Nuuradiin Abshir Cabdi, Aamina Ladan Axmed Cali Ayaa waraysatay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com