DHEGEYSO-Dibad baxyo kadhan ah Soomaaliland oo kadhacay Dhahar.

Dhahar, July, 20 2016–Magaalada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan ayaa maanta waxaa kadhacay banaanbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedey ciidanka maamulka Soomaaliland ee kusugan gobolkaasi, laguna taageerayey dowladda Puntland iyo ciidankeeda gobolka kusugan.

Hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadihii laga jeediyey banaanbaxyada, waxaana ka dambeeya waraysi qaar kamid ah mudaharaadayaasha ay layeelatay wariyeheena Aamina Ladan Axmed Cali.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com