DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo digniin u diray Soomaaliland.

Garoowe, Aug 30 2016-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi siinayey Idaacadda Daljir  ayaa ka hadlay dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Soomaaliland ka wado xuduudka gobolada Sool iyo Nugaal.

Faraweyne ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin daandaansiga Soomaaliland ayna diyaar u yihiin inay difaacaan dadka iyo dalka Puntland, wuxuuna uga digey maamulka Soomaaliland inay horseedaan dhiig Soomaaliyeed oo hadda daata.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com