DHEGEYSO-Xagee waxmarinayaan gudigii tayeynta shaqaalaha Puntland.

Garoowe, Aug 30 2016–Gudiga hagaajinta shaqooyinka dowladaha hoose ee Puntland ayaa sheegay in shaqooyinkoodii ay waxbadan uga qabsoomeen ayna meelwanaagsan marinayaan guud ahaan tayeynta shaqaalaha dowladda. 

Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan), oo hogaan u ah gudigaani ayaa waraysi kooban oo uu siiyey Radio Daljir waxa uu kaga hadlay waxa u qabsoomay iyo qorshayaashooda xigi doona.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com