HomeUncategorized

DHEGEYSO-Gudiga xallinta khilaafaadka xeryaha Qaxootiga Kenya oo Daljir lahadlay.

(July 13 2016)-Gudoomiyaha xalinta khaalifaadka xeryaha qaxootiga Dhadhab kenya Maxamed Caabi Shire ayaa sheegay in tan marki Kenya ay ku dhawaaqday inay xirayso xeryaha qaxootiga ay kor u kacday.

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada Daljir iyo Khadar Cawl.
Warbixin kahadlaysa kala durkinta ciidanka Puntland iyo Galmudug ee Galkacyo.

(July 13 2016)-Gudoomiyaha xalinta khaalifaadka xeryaha qaxootiga Dhadhab kenya Maxamed Caabi Shire ayaa sheegay in tan marki Kenya ay ku dhawaaqday inay xirayso xeryaha qaxootiga ay kor u kacday.

Waxa uu sheegay in dad gaaraya (15.000 )Shan iyo toban kun oo qof  soomaali ah ay dalka dib ugu laabteen islamarkaana dadkaas ay khasab ugu laabteen soomaaliya mudooyinkii ugu dambeeyey.

Maxamed Caabi Shire ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir ku sheegay in qaxootiga dhadhaab aysan hada diyaar u ahayn in si khasab ah dalka loogu celiyo, islamarkaan ay jiraan dad horay utagay soomaaliya ay dib ugu soolaabteen xeryaha qaxootiga  Zubeir Shiikh Cabdi aya waraystay Gudoomiyaha xalinta Khilaafaadka 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: