DHEGEYSO-Gudoomiyaha Tartan iyo Tacliin oo ka warbixiyey Barnaamijka.

(July 13 2016)-Waxaa habeenimadii xalay magaalada Boosaaso lagu soo gabagabeeyey wareegii labaad ee barnaamijka Tartan iyo Tacliin ee Radio Daljir, waxaana maanta kadhacaya xarunta dallada waxbarashada ahliga ah ee PEN isku aadka wareegaya 3aad oo ay ku loolamayaan 10 dugsi, sida uu sheegay gudoomiyaha barnaamijka Yuusuf Suudi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com