HomeUncategorized

DHEGEYSO-Garoonka diyaaradaha Boosaaso oo barnaamij casri ah laga hirgeliyey.

Boosaaso, Oct 29 2016--Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa kadhacday munaasabad ballaaran oo lagu daahfurayey mashruuc layrarka cadceeda ku shaqeeya iyo Solar loogu rakibayey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.

(Dhagayso) Barnaamijka Caawa iyo Daljir Arbaco 07 – April – 2016 Khadar Awil Ismaaciil Buuhoodle
Madaxweynaha Jubba oo booqday Muqdisho si loo dhameeyo heshiiskii dowladda iyo maamulka
Duqa magaalada Baladwayne oo maanta la doortay.

Boosaaso, Oct 29 2016–Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa kadhacday munaasabad ballaaran oo lagu daahfurayey mashruuc layrarka cadceeda ku shaqeeya iyo Solar loogu rakibayey garoonka diyaaradaha ee Boosaaso.

Munsaabadda ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin uu kamid ahaa wasiir ku-xigeenka wasaaradda amniga iyo hubkadhigista dowladda Puntland iyo qaar kamid ah bulshada magaalada Boosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: