DHEGEYSO-Khudbaddii Madaxweyne Gaas ka jeediyey furitaankii kalfadhiga barlamaanka.

Garoowe, Oct 29 2016–Madaxweynaha dowladda Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa saaka si rasmi ah magaalada Garoowe uga daahfuray kalfadhiga golaha wakiilada dowladda Puntland.

Mudada uu socdo kalfadhiga maanta furmi doona ayaa waxaa looga hadlayaa xaaladda guud ee Puntland, arrimaha Soomaaliya iyo qodobada kale ee barlamaanka horyaal.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com