DHEGEYSO-Galgaduud sare oo Puntland ka raaligelisey hadalkii Galmudug.

Dhuusamareeb, Sep 09 2016–Xilli shaqaaqooyinkii xalay ka dhacay Caabudwaaq maamulka Galmudug ay ku eedeeyeen Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Puntland ayaa arrintaasi waxaa gaashaanka u daruuray oo beeniyay Maamulka Galgaduud Sare. 

Kusimaha Madaxwaynaha Galgaduud sare Deeq Aadan Xirsi oo waraysi siiyay Daljir ayaa raaligalin ka bixiyay eedaynta Galmudug. Wuxuu u waramay wariye Kooshin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com